Madaxweynaha dalka kenya oo muslimiinta u diray hambalyada Ciidda

0
257

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa bulshada muslimiinta ah ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidul Adxaa ee maanta loo dabbaal degaya.
Waxaa sidoo kale hambalyadan diray mas;uuliyiin uu ka mid yahay wasiirka caafimaadka ee dalka Aadan Barre Ducaale.