DHEGEYSO:Qaxootiyada ku nool Dadaab iyo Kakuma oo wajahaya xaalado adag

0
577

Qaxootiga ku nool deegaanada Dhadhaab iyo Kaakuma ayaa ku nool xaalad adag ka dib markii uu Maraykanka ka jartay maalgalintooda.
Qaxootigu waxaa uu ku tiirsanaa cuntada iyo lacagaha uga timaada Maraykanka.
Joojinta maalgelinta Maraykanku waxay gelisay jahawareer iyadoo cunadii sanadkii hore la siiyay ay ka sii yaraanayso.
Sido kale Lacagtii la siin jiray qaxootiga si ay ugu sii kabaan noloshooda ayaa meesha ka baxday.