Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka

Caalamka

Tirada dadka lagu dilay dibadbaxyada Myanmar oo kor u dhaaftay 300

Koox u ololeysa xuquuqda maxaabiista siyaasadeed ee dalka Myanmar ayaa sheegtay in ciidamada ammaanka ay tan iyo markii ay billowdeen dibadbaxyada dileen ilaa 320...

Haweeney baaraysay dilkii Jamal Khashoggi oo loo hanjabay

Xafiiska qaramada midoobay ee arrimaha xuquuqul aadanaha ayaa sheegay in uu xaqiijiyay warar uu daabacay wargayska The Guardian oo ku saabsan in loo hanjabay...

Maraykanka oo cunaqabatayn saaraya shirkado laga leeyahay Myanmar

Dowladda Maraykanka ayaa ka baaran dagaysa sidii cunaqabatayn loogu soo rogi lahaa labo shirkadadood oo laga leeyahay wadanka Myanmar.Labadan shirkadood ayaa la sheegay inay...

India oo laga xaqiijiyay in ka badan 50,000 oo ah xaaladaha cusub ee COVID-19

Wasaaradda caafimaadka ee dalka India ayaa sheegtay in ay diiwaangelisay xaalado dheeraad oo ah kuwa cudurka COVID-19 oo gaaraya 53,476.Tiradan ayay wasaaraddu ku sheegtay...

Ra’iisul wasaaraha India oo warqad hambalyo ah u diray dhigiisa wadanka Pakistan

Ra’iisul wasaaraha dalka India Narendra Modi ayaa warqad uu u soo diray dhigiisa wadanka Pakistaan Imran Khan ugu hambalyeeyay maalinka sanadlaha ah ee 23...

Gabadh 7 sano jir ah oo lagu toogtay Myanmar

Ciidamada militariga ee dalka Myanmar ayaa lagu soo warramayaa in ay toogasho ku dileen gabadh toddobo sano jir ah xilli ay rasaas ku fureen...

Dalka jarmalka oo lagu soo rogay xayiraado cusub

Dowladda wadanka Jarmalka ayaa kordhisay xayiraadaha la doonayo in lagu xakameeyo faafidda cudurka COVID-19.Tallaabooyinka cusub ee ay dowladda dalkaasi ay soo rogtay waxaa ka...

Bangladesh oo baaraysa dabkii saameeyay xerada qaxootiga Rohingya

Saraakiisha dowladda dalka Bangladeshi ayaa guda galay baaritaano ku aaddan dabkii xooggana ee ka kacay xero ay ku jiraan qaxootiga bulshada Rohingya.Sida laga soo...

Dableey in ka badan 130 qof ku dishay Niger

Wararka naga soo gaaraya dalka Niger ayaa sheegaya in rag hubeysan oo mootooyin adeegsanaya ay dileen ugu yaraan 137 qof.Waxay weeraro kala duwan ku...

Maxkamadda Niger oo ayidday guushii madaxtinimo ee Maxamad Bazoum

Maxkamadda arrimaha dastuurka ee dalka Niger ayaa sheegtay in Maxamad Bazoum uu ku guulaystay xilka madaxtinimo ee doorashadii dhacday bishii hore.Waxaa go’aanka ku dhawaaqay...

Hoggaamiyihii mucaaradka Congo oo geeriyooday

Hoggaamiyihii mucaradka ee dalka Congo ,Guy Brice Parfait Kolelas ayaa ku dhex geeriyooday diyaarad ka qaadday magaalada Brazzaville taas oo ku wajahnayd wadanka Faransiiska.Waxaa...

Australia oo kumanaan qof daadgurayn doonto ka dib daadad saameeyay

Maamullada dowladda dalka Australia ayaa qorsheynaya in ay daadgureyaan kumanaan qof oo dheeraad ah oo laga saaraya meelaha ay fatahaadaha saameyeen ee wadankaas.Dadkan ayaa...
- Advertisment -

Most Read