Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo rag iyo hub Shabaab ka qabsaday

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan qeybta 21aad ayaa howlgal qorsheysan waxaay ka fuliyeen duleedka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.Howlgalka ayaa waxaa uu ka...

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Madoobe) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Dhuusamarreeb ee Caasimadda Galmudug, iyadaoo halkaasi lagu soo dhaweeyay.Wafdiga...

Shirka hogaamiyaasha Soomaalida oo Dhuusamareeb ka furmaya

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa ka socda diyaar garoowga furitaanka shirka wadatashiga Madaxda dowladda,Maamul Goboleedyada & Gobolka Banaadir.Waxaa Magaalada Dhuusmareeb ku...

Maamulka Galmudug oo ka hadlay hoobiyeyaal xalay Dhuusamareeb lagu tuuray

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaay sheegayaan in xalay tiro madaafiic ah lagu weeraray Xaafado ka tirsan Magaaladaas,...

DHAGEYSO:Madaxweyne Farmajao oo guddoomiyay kulan hor dhac u ah shirka Dhuusamareeb

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xalay Wuxuu Magaalada Dhuusamareeb ku guddoomiyey kulan hordhac u ah shirka wadatashiga heer Federaal iyo...

Dad ku dhintay shil gaari oo ka dhacay duleedka Garoowe

Wararka ka imaanaya gobolka Nugaal ayaa waxay sheegayaan inuu halkaas ka dhacay Shil Gaari oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho & dhaawac ,wuxuuna si...

DHAGEYSO:Qaban qaabada furitaanka shirkii madaxweynuhu iclaamiyay oo Dhuusamareeb ka socda

Magaalada dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmuug waxaa ka socanaya Qaban qaabada iyo diyaar garowga Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada oo madaxweynaha Jamhuuriyadu...

Baarlamaanka Hirshabeelle oo aqbalay codsi uu u gudbiyay madaxweynaha maamulkaasi

Kulan aan caadi aheyn oo uu yeeshay Baarlamaanka Maamul Goboleedka Hirshabelle kana qabsoomay Magaalada Jowhar ayaa waxaa hortegay Madaxweynaha Dowlad Goboledka Hirshabelle Cali Guudlawe...

Dowladda Turkiga oo cambaaraysay weerarkii Huteel Afriik

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaarada arimaha dibadda ee dalka Turkiga ayaa si kulul loogu canbaareeyay weerarkii Al-Shabaab ay Galinkii danbe ee...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo baarlamaanka hortagaya

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay in 9-ka bishan oo ku began Maalinka Talaadada ee todobaadka danbe xukuumadiisu Baarlamaanka horgeyneyso Warbixinta...

DHAGEYSO:C/rashiid Janan oo markale sheegay inay dib ugu laabanayaan Beledxaawo

Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Janan ayaa markale ka hadlay dagaalkii ka dhacay degmada Beled-Xaawo ee goblka Gedo iyo qorshaha kaga degsan degmadaas maadaama...

Midowga musharaxiinta oo ka hadlay weerarkii huteel Afriik

Qaar kamid ah Xubnaha Midowga Musharixiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa si kulul uga hadleen weerarkii geystay khasaaraha kala duwan ee lagu...
- Advertisment -

Most Read