Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo goor dhow bilaabaneysa

Guddiga isku dhafka ah ee labada aqal ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa wada diyaar garowgii ugu dambeeyay ee doorashada madaxweynaha oo maanta ka dhaceyso...

Beesha caalamka oo baaq ka soo saartay doorashada maanta ka dhaceysa Muqdisho

Beesha caalamka ayaa ugu baaqday dhammaan xubnaha Baarlamaanka ee labada aqal ee Soomaaliya inay waajibaadkooda dastuuriga ah u gutaan si ay ku jirto danta...

Dagaalka Dhuusamareeb ee u dhexeya ciidanka Galmudug iyo Ahlu-Sunna oo xoogeystay & ciidamo horleh oo ku biiray

Waxaa sii xoogeystay dagaalka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ku dhexmaraya Ciidamada dowladda & kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo xoogagga Ahlusunna oo...

C/kariim Xuseen guulleed oo sheegay inuusan ka qaybgaleyn tartanka madaxweynaha Soomaaliya

Doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ee Caasimadda ay ka dhacdo 15-ka bishan May oo ku beegan...

Wafdi maraykanka ka socda oo maanta Hargaysa

Magaalada Hargeysa ee Soomaaliland waxaa maanta gaaray Wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka oo ka yimid waddanka Jabuuti. Wafdigaan oo diyaarad Millateri ay keentay Garoonka...

Musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya oo maalinkii khudbado jeedinaya

Xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maalinkii labaad oo xiriir ah waxaay kulan ku yeelanayaan Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho, iyagoo...

DHAGEYSO:Faahfaahin ka soo baxaysa qarax Muqdisho ka dhacay

Barqanimadii Maanta ayaa qof la sheegay inuu soo xirtay Jaakad laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa uu isku qarxiyay Bar-koontorool oo kutaalla Agagaarka Isgoyska km4...

DHAGEYSO:Mucaaradka Soomaaliland oo sheegay in hadii aysan bisha 9-aad doorasho dhicin aysan Bixi u aqoonsan doonin madaxweyn

Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga mucaaradka Soomaaliland ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed C/laahi Cirro ayaa Sheegay in hadii 13 bisha Nov ee sanadkaan aysan Doorasho dhicin...

Musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya oo maanta Khubdahooda jeedinay

Xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaay kulan wadajir ah ku yeelanayaan xarunta Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho. Xildhibaannada ayaa waxaa Maanta hortagaya 20...

Diiwaangalinta Musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya oo maanta la soo gabagabaynayo

Guddiga isku-dhafka ah ee doorashada Madaxweynaha lagana soo kala xulay labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta soo geba-gabeeynaya diiwaangelinta musharrixiinta u taagan xilka...

DHAGEYSO:Taliye Xijaar oo sheegay inuusan damaanad qaadi Karin amniga doorashada golaha shacabka

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Cabdi Maxamed Xassan Xijaar ayaa sheegay inuusan damaanad qaadi Karin mniga Doorashada gudoonka golaha shacabka oo maanta dhacaysa, waxaan soo...

DHAGEYSO:Guddiga doorashada gudoonka golaha shacabka oo isku khilaafsan xildhibaanada hoolka galaya maanta

Xubnaha Guddiga doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ayaa isku khilaafsan in doorashada Maanta ka dhaceyso Afisiyooni ay ka qeyb galayaan Xildhibaannada lagu doortay Gobolka Gedo. lix...
- Advertisment -

Most Read