Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

IEBC oo u baahan 4.5 bilyan oo shilin

Iyadoo uu qorshuhu yahay in 9-ka bisha siddeedaad ee sanadkan ay Kenya ka dhacdo doorasho guud , ayuu guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo...

DHAGEYSO:Waayeel muddo ku xanuunsan xeryaha Dadaab oo caawimaad codsanaya

Ehelka waayeel in muddo ah ku xanuunsan xerada qaxotiga ee IFO ayaa bulshada ka codsaday inay ka caawiso sidii bukaanka loogu heli lahaa daryeel...

DHAGEYSO:NCIC oo sheegtay in sabar loogooyin la siinaya barakacayaasha Lamu

Guddoomiyaha guddiga qaran ee isdhexgalka iyo mideynta shacabka ee NCIC Samuel Kobia ayaa ka hadlay dhibaatooyinkii amni darro ee horay u saameeyay ismaamulka Lamu...

DHAGEYSO:William Ruto oo sheegay in aan la dafiri karin kaalintiisa horumarka Jubilee

Madaxweyne ku xigeenka wadanka William Ruto ayaa ka jawaabay hadal uu shalay jeediyay hoggaamiyaha wadanka oo ahaa in bulshada loogu adeego xafiisyada. Uhuru ayaa si...

DHAGEYSO:Shacabka Dadaab oo sheegaya inay waxqabad ka door-bidayaan inay qof qabiil ugu codeyaan

Waxaa gudaha wadanka ka socdo kulamada iyo isku soo baxyada siyaasadeed ee ay musharraxiinta la yeelanayaan dadweynaha si ay taageero uga helaan. Hasa ahaate qaar...

DHAGEYSO:Wasiirka dowlad wadaajinta oo is casilay

Wasiirka wasaaradda dowlad wadaajinta ee dalka Charles Keter ayaa maanta si rasmi ah iskaga casilay xilkii uu ka hayay dowladda dhexe. Waxaa uu doonaya in...

Madaxweynaha Kenya oo gaashaanka u daruuray in siyaasiyiin badan ay ka baxeen Jubilee

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadallo ay jeediyeen qaar ka mid ah xulafada siyaasadeed ee ku xigeenkiisa William Ruto...

DHAGEYSO:Xildhibaanka Garissa Township oo bulshada ugu baaqay inay nabadda ku dadaalaan

Mudanaha laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Garissa Township Aadan Barre Ducaale ayaa bulshada deeggan magaalada Garissa ugu baaqay in ay nabadgalyada ku dadaalaan ayna...

DHAGEYSO:Dubat Cali Camey oo xoolo dhaqatada ugu baaqay inay iskugu dulqaataan saameynta abaarta

Guddoomiyaha golaha suuq geynta xoolaha nool ee dalka kana mid ah waxgaradka ismaamulka Garissa Dubat Cali Camey ayaa bulshada xoolo dhaqatada ah ku boorriyay...

IEBC oo diiwaangelisay in ka badan hal milyan oo codbixiyeyaal cusub ah

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha wadanka ee IEBC ayaa shaaciyay inuu diiwaangeliyay codbixiyeyaal cusub oo gaaraya 1,031,645. 6-dii bishan ayay ahayd markii uu...

Guddoomiyaha baarlamaanka oo wacad ku maray inuu qayb ka sii ahaanaya loolanka madaxtinnimo

Guddoomiyaha golaha qaran ee xeer dejinta dalka Mr. Justin Muturi oo ka mid ah shakhsiyaadka u sharraxan xilka madaxweynenimo ee dalka sidoo kalena ka...

DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo sheegay in shaqadu tahay in xafiisyada laga qabto balse aysan ahayn isu soo baxyada siyaasadeed

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa ugu baaqay hoggaamiyaasha la soo doortay inay shaqooyin badan bulshada dooratay u qabtaan ayagoo meel iska dhigaya hadallada badan...
- Advertisment -

Most Read