9 qof oo dheeraad ah oo gaajo ugu dhimatay Qaza

0
266

Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in isbitaallada ay diiwaangeliyeen sagaal dhimasho oo cusub oo ay ugu wacan tahay gaajo iyo nafaqo darro 24-kii saac ee la soo dhaafay, iyadoo tirada guud ee dhimashada ka dhalatay gaajada ee dhulka Qaza ay gaartay 122, oo ay ku jiraan 83 carruur ah.
Dhnaca kale saacadihii la soo dhaafay Ugu yaraan 52 qof ayaa lagu dilay weerarrada Israel ee Gaza, waxaana sii kordhaya khasaaraha dhimashada ee marinkaas.