4 qof oo ku dhintay daadad saameeyay Jarmalka

0
393

Waxaa Koonfurta dalka Jarmalka ka socdo howlaha samatabixinta iyo daadgureynta.
Tani ayaa timid ka dib markii fatahaado ay halkaasi saameeyeen.
Waxaa la xaqiijiyay in afar ruux ay ku dhinteen daadadka.
Madaxa Jarmalka Olaf Scholz ayaa sheegay in tani ay digniin u tahay in isbeddelka cimillada uu sii xumaanaya.