Xaalad cabsi ah oo ka taagan xadka ay wadaagaan beelaha Kipsigis iyo Kuria

0
396

Xaalad cabsi ah ah ayaa dib ugu soo laabatay Tuulada Kilibwet, Angata Barikoi oo ku taal xadka ay wadaagaan beelaha Kipsigis iyo Kuria kadib markii dabley hubeysan ay weerar ku qaadeen guri ay degan yihiin dadka deegaanka oo ay ka dhaceen toban neef oo sac ah.
Dadka deegaanka oo walaac ka muujiyay burcadda hubeysan ayaa baaq u diray dowladda.