Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Wasiir maanta uu Rw Xamse xilkaasi u magacaabay oo is casilay

Wasiir maanta uu Rw Xamse xilkaasi u magacaabay oo is casilay

Wasiir Ku xigeenka wasaaradda qorsheynta Soomaaliya, Maxamad Cabdulqaadir Cali ayaa iska casilay xilkaasi maanta loo magacaabay.
Waxaa uu ka soo jeeda maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.
Maxamad ayaa ka mid ahaa xoghayeyaasha guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha Shacabka Soomaaliya.
Waxaa uu sheegay in beeshiisa aysan u qalmin xilkaasi oo ah mid hoose.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments