Waaxda saadaasha hawada oo sheegtay in la filaya roobab di’i doono ilaa Arbacada

0
431

Waaxda saadaasha hawada ee dalka ayaa digniin ka soo saartay roobab culus oo la rajeynaya inay qaar ka mid ah ismaamullada dalka ka da’aan.
Waxaa saadaasha ku cad in ay u badan tahay in roobabkan ay da’aan ilaa maalinka Arbacada.
Ismaamulladan ayaa kala ah Nyandarua, Laikipia, Nyeri, Kirinyaga, Murang’a, Kiambu, Meru, Embu, Tharaka, iyo Nairobi.