Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

WHO oo ka digtay xiritaanka xuduudaha faraca Omicron awgii

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa digniin ka soo saartay tallaabooyinka aan laga fiirsan ee ay dowlado badan ku xirayaan xuduudooda iyagoo u aaneynaya...

William Ruto oo socdaal labo cisho ah ku tagaya Machakos

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa lagu wadaa inay ismaamulka Machakos maanta uga billaabato booqasho labo cisho ah. Waxaa uu dadweynaha kula hadli doonaa...

Kenya oo heshay 1.4 milyan oo ah dawooyinka tallaalka ee COVID19

Waxaa dalka la soo gaarsiiyay tallaal dheeraad oo dhan 1,462,400 oo ah nooca AstraZeneca si sare loogu qaado la dagaalanka cudurka COVID19. Tani ayaa tirada...

Madaxweyne Uhuru: Kenyaanka waxaa laga hor istaagay isbeddel dastuuri oo ay u baahnaayeen

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in go’aankii maxkamadda sare ee dalka ay meesha uga saartay hindisihii sharci beddelka ee la doonayay in...

Midowga musharraxiinta Soomaaliya oo dalbaday in la hakiyo doorashooyinka socdo

Midowga Musharraxiinta ayaa war saxaafadeed ka soo saaray shirar maalmihii la soo dhaafay u socday oo looga hadlayay geeddi-socodka doorashooyinka ayaa caddeeyay in waxa...

DHAGEYSO:Dagaalka Itoobiya oo gobollada dalkaasi ku sii faafaya

Dagallada u dhexeya xoogagga TPLF iyo ciidamada dowladda dhexe ee Itoobiya ayaa ku sii fidaya qaybo badan oo ka mid ah wadankaasi sida deegaanka...

IEBC oo ka baxday guddiga u diyaar garowga doorashada guud

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada wadanka ee IEBC ayaa iskaga baxay guddiga loo xilsaaray u diyaar garowga doorashada guud ee sanadka 2022-ka. Guddoomiyaha...

Roobab culus oo la saadaalinaya in maalmaha soo socdo ay ka da’aan qaybo ka mid ah wadanka

Waaxda saadaasha hawada ee dalka ayaa sheegtay in la filayo laga billaabo toddobaadka soo socdo inay roobab culus ka da’aan qaybo badan oo ka...

Most Popular

Recent Comments