Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Ruushka oo sheegay inuu xarun hub ku burburiyay Ukraine

Ruushka oo sheegay inuu xarun hub ku burburiyay Ukraine

Wasaaradda gaashaandhigga ee dowladda Ruushka ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay burburiyeen xarun hubka lagu keydiyo oo ku taalla gobolka galbeed ee Lviv ee dalka Ukraine.
Qoraalka waxaa ku cad in hubkan uu yahay mid ay ku deeqday dowladda Poland .
Hasa ahaate Ukraine ayaan si degdeg ah uga hadlin sheegashada wasaaradda difaaca ee xukuumadda Moscow.

 

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments