Qaramada midoobay ayaa sheegtay in tan iyo markii uu billowday duullaanka militari ee ay Israa’iil ka wado Qaza halkaasi lagu dilay, la dhaawacay ama lagu la’yahay ilaa 100,000 oo qof.
Dhanka kale ururka Xamaas ayaa sheegaya inuu weerarro dhowr ah ku bartilmaameedsaday ciidamada Israa’iil gudaha magaalada Khan Younis.
Sidoo kale Xamaas aya a dalbanaysa in wax laga qabto tacaddi lagu hayo Falastiiniyiin gacanta ugu jiro Israa’iil.