Oburu Odinga oo xusay in laga been sheegaya caafimaadkiisa

0
50

Madaxa xisbiga Orange Democratic Movement (ODM) Dr. Oburu Odinga ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in xaaladiisa caafimaad ay aad u wanaagsan tahay.
Tani ayaa timid ka dib markii baraha bulshada ay ku wada xiriirto lagu faafiyey warar sheegaya inuu geeriyooday.
Waxaa uu wararkaasi ku tilmaamay kuwo la buunbuuniyey, been abuur ah , dacaayad niyad-xumo ku saleysan.