Qaar ka mid ah mas’uuliyiinta Soomaaliyeed ayaa hambalyada la xiriirta u dabbaal degga munaasabadda Ciidul Adxaa u diray shacabka.
Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga ee dalka Aadan Barre Ducaale ayaa baraha bulshada ugu hambalyeeyay muslimiinta.
— Hon. Aden Duale, EGH (@HonAdenDuale) June 27, 2023
Waxaa farriin tani la mid ah isna diray barasaabka ismaamulka Wajeer Axmad Cabdullahi.
Eid Mubarak to you my beloved Wajirians and the Muslim Ummah across the globe! May the Almighty bless you and your families, accept your sacrifice, and reward you generously.
عيدكم مبارك وإن شاء الله من العايدين pic.twitter.com/lzRPdBfgPn— H.E Ahmed Abdullahi (@HEAhmedJiir) June 27, 2023
Xildhibaanka deegaanka Ceeldaas ee ismaamulka Wajeer Aadan Keynaan Wehliye ayaa ka mid ah hoggaamiyaasha bulshada ugu hambalyeeyay ciidda.
May your faith and love for Allah be rewarded with peace, happiness and success on this holy occasion.
Heartiest wishes to you and your family. May Allah fulfill all your desires, touch every part of your life and make it better than ever.
Happy Eid-Al-Adha to you all! pic.twitter.com/4BtKlRqO7A
— Hon. (Dr.) Adan Keynan, CBS (@HonAdanKeynan) June 28, 2023