Mareykanka iyo Iran oo is-dhaafsaday weeraro

0
139

Mareykanka ayaa qaaday weerarro horleh oo ka dhan ah Iran, iyadoo warbaahinta Iran ay sheegtay in qaraxyo laga maqlay jasiiradaha Kish iyo Qeshm, iyo sidoo kale magaalooyinka Bushehr iyo Bandar Abbas.
Dhanka kale, Iran ayaa sheegtay inay weerartay saldhigyo militari oo Mareykanku ku leeyahay Kuwait, Baxreyn, iyo Urdun, sidoo kalena ay beegsatay laba markab oo waaweyn oo shidaal qaada kuwaas oo marayay Marinka Hormuz.