Maduro oo ka soo muuqan doona maxkamad

0
570

Hoggaamiyaha Venezuela ee la afduubtay Nicolas Maduro iyo xaaskiisa ayaa maxkamad ku taal New York ka soo muuqan doona dacwado la xiriira daroogada, iyadoo Madaxweyne Donald Trump uu ku adkeysanayo in Mareykanka uu gacanta ku hayo Venezuela.
Trump ayaa ku hanjabay in tallaabo milatari oo dheeraad ah laga qaadi doono Venezuela, iyo sidoo kale Madaxweynaha Colombia Gustavo Petro.
Waxa uu sidoo kale uga digay Mexico inay “isku daydo ficilkeeda”