Madaxa ku meel gaarka ah ee Bangladesh oo sheegay inuu taageeri doono Rohingya

0
408

Maxamad Yuunus oo ah hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee dalka Bangladesh ayaa jeediyay khudbadii ugu horreysay ee ku saabsan siyaasadda dowladda dalkaasi.
Waxaa uu ballan qaaday inuu taageeri doono qaxootiga bulshada laga tirada badan yahay ee Rohingya ee doonaya in Bangladesh laga siiyo magan galyo.
Sidoo kale waxaa uu sheegay inuu sii jiri doono ganacsiga dharka ee waddankaasi.