Madaxweynihii hore ee dalka Uhuru Kenyatta ayaa ku baaqay kulan degdeg ah oo la taliyeyaasha farsamo ee Jaaliyadda bariga Afrika ee EAC ay ka yeelanayaan xaaladda amni ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo ee DRC.
Shirka ayaa dib loogu eegi doonaa xaaladda amni ee ka sii dareysa ee bariga Congo.
Warsaxaafadeed la gaarsiiyay warbaahinta ayaa lagu sheegay in xaaladda amni darro ee ugu xun inay ka jirto Ituri iyo North Kivu oo ka tirsan DRC.