Israa’iil oo shaacisay in laga dilay 2 askari

0
247

Militariga Israa’iil ayaa sheegay in labo ka mid ah saraakiisha qalabka sida looga dilay Qaza.
Waxaa ay dhaawacyo culus soo gaareen afar kale.
Labada askari ee laga dilay Israa’iil ayaa da’doodu lagu sheegay 22 sano.
Dhanka kale Qaramada Midoobay ayaa laga soo xigtay in tan iyo markii ay Israa’iil billowday duullaanka dhanka dhulka ee Qaza inay ka dhinteen 88 sarkaal oo militari ah.