Ismaamullada Kwale iyo Kilifi oo laga dareemaya saameynta macluusha ay ku yeelatay tacliinta

0
293

Waxaa lagu soo warramayaa in macluusha ka dhalatay saameynta abaarta ay waxyeello ku yeelatay howlaha tacliinta ee ismaamullada Kwale iyo Kilifi ee gobolka Xeebta.
Michael Ponda oo ka mid ah mas’uuliyiinta waxbarashada ayaa sheegay in ardayda ay xaalado adag wajahayaan balse ay ku dadaalayaan inaynan ka harin waxbarashada.
Dowlad deegaannadasi ayaa ka mid ah meelaha ay saameysay abaarta.