Dowladda ayaa waxaa ay ku dhawaaqday in maalinta Jimcaha ah ee bishu tahay 6-da June 2025 ay tahay maalin fasax ah si loo xuso Ciidul-Adxa.
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Onesmus Kipchumba Murkomen ayaa arrintan ku sheegay ogeysiis ku taariikhaysan 4-ta June 2025.