DHEGYESO:Simba Arati oo sheegay in ay la sii shaqeyn doonaan Kenya Kwanza

0
888

Barasaabka ismaamulka Kisii sidoo kalena ka mid ah ku xigeennada madaxa xisbiga ODM Simba Arati ayaa sheegay in Raila Odinga uu ka soo horjeeday halqabsiga ah in madaxweyne William Ruto oo xilka hayo shan sano.
Waxaa uu xusay in kulankii ugu dambeeyay uu Raila ka sheegay in ka hor doorashada guud ee sanadka 2027-da ay la sii shaqeynayaan isbeheysiga talada haya ee Kenya Kwanza balse wixii intaasi ka dambeeya ay soo bandhigi doonaan qorshahooda siyaasadeed.