Wararka Kenya DHEGEYSO:Xildhibaanada Kenya Kwanza oo cambaareeyay dilka Ojwang By star - June 14, 2025 0 337 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Qaar ka mid ah xildhibaanada Kenya Kwanza ayaa si weyn u cambaareeyay dilka Ojawang iyagoona ku baaqey in baaritaanada dilkaas la dadadjiyo. Xildhibaanada KK ayaa ku booriyay IPOA inay xirto dhammaan askarta Booliska ee ku lugta leh dhacdadan. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/06/Kenya-Kwanza-Mps-1.mp3