Wararka Kenya DHEGEYSO:Shacabka Isiolo oo baaq diray By star - June 14, 2025 0 456 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dadka deggan dowlad deegaanka Isiolo ayaa ugu baaqay in wakiilada ismaamulkaas ay xaaladda dajiyaan kuwaas oo doonaya in ay xil ka qaadis ku sameeyaan barasaabka ismaamulkaas Guyo. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/06/Isiolo.mp3