Madaxa golaha wasiirada ee dalka Musalia Mudavadi ayaa Meesha ka saaray hadal dhawaan ay jeedisay wakiilka haweenka ismaamulka Wajeer Fatuma Jeexoow.
Mudavadi oo si carro leh uga hadlay hadalka haweeneydaas ayaa beeniyay eedeymaha ku saabsan ku shubashada codadka ee ay soo jeedisay haweeneyda wakiilka ka ah ee Wajeer Fatuma Jehow.
Waxaa uuna soo jeediyay madaxa golaha wasiirada in meesha laga saaro qofka doonayo inuu sumcad dilo madaxweynaha dalka William Ruto.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Mudavadi oo si carro leh uga falceliyay hadal ay jeedisay wakiilka haweenka...




