Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay in dowladda dhexe ay sii wadi doonto inay dhisto isbitaalka ismaamulka Trans Nzoia in kastoo Barasaabka dowlad deegaankaasi George Natembeya uu khilaaf siyaasadeed kala dhexeeyo maamulka talada waddanka haya.
Hoggaamiyaha qaranka ayaa tilmaamay in isbitaalkaasi uu yahay mid ay leeyihiin dadweynaha sidaasi awgeedna aan loo baahnayn in madaxda ay carqaladeeyaan hirgelintiisa.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Madaxweyne Ruto oo sheegay in la sii wadi doono dhisidda isbitaalka Trans...




