Wararka Kenya DHEGEYSO:Madaxweyne Ruto oo baaq u diray waalidiinta By star - July 21, 2025 0 418 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa ugu baaqay waalidiinta inay xil weyn iska saaraan barbaarinta ubadkooda, isagoo ka digay in dowladda aysan bedeli karin doorka barbaarinta. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/07/Ruto-5.mp3