DHEGEYSO:Labo qof oo lagu xiray Mombasa ka dib markii ay khiyaameen nin u dhashay Mareykanka

0
222

Baarayaasha dambiyada ayaa labo qof ku xiray magaalada Mombasa ka dib markii ay khiyaameeyeen nin u dhashay dalka Mareykanka.
Tuhmanayaasha ayaa dahab ku khiyaanay muwaadinkaas u dhashay dalka Maraykanka taasi oo ku kacaysa lacag dhan 37 milyan oo shillinka dalka ah .
Raggan ayaa lagu xiray qol kiro ah oo ay ku dhuumanayeen.
Laamaha ammaanka ayaana ka hadlay xarigga eedeysanayaashaas.