Hooyo iyo cunugeeda ayaa dhintay ka dib markii uu ku soo dhacay tiirka korontada.
Dhacdadan ayaa laga soo tabiyay magaalada Malindi ee ismaamulka Kilifi.
Dadka deegaanka ayaa ku eedeeyay shirkadda korontada ee dalka Kenya Power inay samaysay dayacaad.




