Qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha garabka Kenya Kwanza oo uu hoggaaminayo xildhibaanka deegaanka Endebess, Dr. Robert Pukose, ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay dhinac iska dhigaan khilaafaadkooda siyaasadeed ayna la shaqeeyaan guddoomiyaha dowlad deegaanka Trans Nzoia, George Natembeya, si loo hubiyo fulinta mashaariicda waaweyn ee horumarineed ee faa’iido u leh shacabka.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Hoggaamiyeyaasha Trans Nzoia oo isku raacay inay la shaqeeyaan dowladda ismaamulka




