DHEGEYSO:Ganacsatada Gikomba oo ka soo horjeestay qorshaha looga rarayo suuqaas

0
215

Ganacsatada suuqa Gikomba ayaa si adag uga soo horjeestay qorshe looga rarayo ugu yaraan 50 mitir dhinaca harada Nairobi, taasoo ka duwan 30 mitir oo markii hore lagu heshiiyay.
Waxaa ay digniin ka bixiyeen in tallaabadan ay saameyn doonto ganacsatada badan isla markaana carqaladeyn doonto nololmaalmeedkooda.