Hogaamiyayaasha diinta iyo kuwa siyaasadeed ee ka soo jeeda gobolka Rift Valley ayaa cambaareeyay habacsanaanta joogtada ah ee dowladda ee wax ka qabashada khatarta burcadnimada joogtada ah ee ragaadisay dooxada Kerio tobanaan sano, taasoo keentay dhimasho badan.
Iyagoo ka hadlay xafladdii xuska ee loo sameeyay baadari Allois Cheruiyot Bett, hogaamiyayaasha ayaa si gaar ah u tilmaamay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Maamulka Qaranka inay ku guul darreysteen inay soo qabtaan cid kasta oo laga shakisan yahay ku dhawaad laba toddobaad kaddib dilkii arxan darrada ahaa.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Dowladda oo lagu dhaleceeyay wax ka qabad la’aanta joogtada ah ee burcadda...