Wararka Kenya DHEGEYSO:Dowlada oo loogu baaqay inay wax ka qabato Kenyaan ku dhintay Dubai By star - December 22, 2025 0 447 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Qoys ku nool magaalada Mombasa ayaa dalbanayaa cadaalad ka dib geeridii mid ka mid ah qaraabadooda oo ku dhintay magaalada Dubai ee Emaraadka carabta. Dowladda ayaa loogu baaqay in dhacdan ay wax ka qabato. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/12/Mombasa.mp3