Sheikh Xassan Abdullahi Cameey oo ka mid ah Culimada Garissa iclaamiyay Alle bari roob doon ah iyadoo ay sii kordhayso xaaladda abaar ee ka taagan gobolka waqooyi bari.
Sheikh Xassan ayaa farriintani jeedinaya xili walaac laga muujiyay abaarta darran ee jirta.




