Ciidamada Booliska dowlad deegaanka Kirinyaga ayaa baaraya dhacdo la sheegay in nin uu xaaskiisa dilay ka dibna uu isaga nafta isdhaafiyay.
Ninka ayaa xaaskiisa u adeegsaday mindida jikada ka hor inta uusan is dilin.
Dadka deegaanka ayaa falka walaac ka muujiyay.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Booliska Kirinyaga oo baaraya nin dilay xaaskiisa kadibna iska takhalusay




