Baarsaabka dowlad deegaanka Trans Nzoia oo maanta dowlad deegaanka Kisumu uga qeyb galay tacsida Raila Odinga isagoona sido kale xoolo bixiyay ayaa ka hadlay sababtii uusan ugu biirn dowlada maadaama xulafada Raila Intooda badan ay la shaqaynayaan xukumadda uu hoggaamiyo madaxweyne Ruto.
Barasaabka ayaa sido kale ugu baaqay shacabka Kenyaanka ah inay isdajiyaan xiligan adag oo uu dalka ku jiro.




