DHEGEYSO:Wakiilka haweenka Wajeer oo qaybisay mootooyin

0
489

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Wajeer Fatuma Cabdi Jeexow ayaa maanta qaybisay mootooyin gaaraya 14 iyadoo dadkii la siiyay ugu baaqday in ay ku shaqeystaan si taxaddar lehna ay u kaxeeyaan.