DHEGEYSO: Dadka ku nool Galbeedka Samburu oo amni darro ka cabanaya

0
681

Dadka ku nool deegaanka Loborngare ee galbeedka Samburu ayaa dhigay dibad bax ay kaga cabanayaan kiisaska amni darro ee sii kordhaya maalmihii la soo dhaafay.