DHAGEYSO:William Ruto oo bogaadiyay tallaabadii uu baarlamaanka ku ansixiyay hindise maaliyadeedkii la hor geeyay

0
279

Hoggaamiyaha dalka William Ruto ayaa bogaadiyay tallaabadii uu baarlamaanka ku ansixiyay hindise maaliyadeedkii la hor geeyay isagoo sheegay in deegaanka Molo ee Nakuru laga hirgelin doono 5,000 oo ah guriyo tayeysan si meesha looga saaro xaafadaha isku raranta ah.