DHAGEYSO:Wajeer oo lagu soo bandhigay hindise sharciyeed ku saabsan suuqyada xoolaha

0
156

Guddiga golaha hoose ee ismaamulka Wajeer u qaabilsan arrimaha xoolaha iyo beeraha ayaa wado kulamo uu shacabka uga qayb gelinaya hindise sharciyeed la doonaya in lagu wanaajiyo suuqyada xoolaha ee dowlad deegaankaasi.
Qaar ka mid ah wakiillada golaha hoose ee Wajeer iyo shacabkii ka qayb galay mid ka mid ah kulamadan ayaa warbaahinta la hadlay.