DHAGEYSO:Waalidiinta Dadaab oo la faray in carruurta ka maqan goobaha tacliinta ay dib ugu soo celiyaan

0
390

Waxaa deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa ka socdo barnaamij ay iska kaashanayaan wasaaradda tacliinta ee dalka iyo hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha carruurta ee UNICEF si carruurta aan dugsiyada dhigan ama isaga haray dib loogu celin lahaa xarumaha waxbarashada.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qododbkan faahfaahsan soo diray