Degmada Makina Road ee ismaamulka Kwale ayaa waxaa si wayn looga dareemaya diyaar garowga xuska dhalashada nabi Maxamad NNKH iyadoo dhanka kale waalidiinta lagu boorriyay inay ku dadalaan wax baridda ubadka.
Maxamad Cabdi Bootaan oo nooga soo warrama gobolka xeebta ayaa faahfaahinaya




