Dadweynaha ku nool xaafadda China ee magaalada Mandera ayaa cabasho ka muujiyey askar ay sheegeen in ay ku dhib qabaan waxayna baaq u direen barasaabka iyo mas’uuliyiinta kale ee dowlad deegaankaasi.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan oo dhameystiran Mandera ka soo diray.