Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Shacabka Muqdisho oo aragtidooda ka dhiibtay wasiirrada cusub

DHAGEYSO:Shacabka Muqdisho oo aragtidooda ka dhiibtay wasiirrada cusub

Qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa aragtidooda ka dhiibtay golaha wasiirrada cusub ee shalay uu ku dhawaaqay ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre.
Shacabka qaarkood ayaa sheegay inay xukuumadda cusub wax badan ka filayaan loogana baahan yahay inay wax badan ka qabtaan mas’uuliyadda loo igmaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments