Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka Mandera oo dhaliilay dacwad laga gudbiyay barnaamij waxbarasho By star - January 28, 2023 0 268 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Shacabka ismaamulka Mandera ayaa canbaareyay dacwad laga gudbiyay qorshaha ay dowladda hoose ee ismaamulkaasi qarashaadka dugsiyada sare uga bixinaysa ardayda. Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan dhameystiraya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/01/Cabdiqafaar-Mandera-9.mp3