DHAGEYSO:Shacabka Islii oo ka hadlay meherka qaaliga ah ee ay qabsanayaan dumarka Soomaaliyeed

0
495

iyada oo si aada ay usoo badanayaan wayadan dambe qiimaha qaaliaga ah ee meherka ay qabsanayaan dumarka somaliyeed walaac badana arrinkani ay ku abuurtay raga somaliyeed ee guur doonka ah ayaa qaar kamida bulshada somaliyeed ee kunool xafada islii ee degaanka kamakiji ee magalada tani nairobi waxay ugu baqeen dumarka somaliyeed in la yareeyo meherka si rag badan ay ugu dhiradaan guurka.
Qaar kamida dumaraka somaliyeed ayaa qaba meherkoo la badiyo inay gacan ka gaysan karto ku dhiirashada furniinka
Lamanayaasha somaliyeed ayaa loogu baaqay inay kur u qadaan kalsoonida dhexdooda ah si loo dhimo furniinka.
Dhanka kale Dumaraka qaar ayaa qaba mehrka oo la qaaliyeeyo inuusan xal u noqonaynin furniinka waxayna ku baqeen.