DHAGEYSO:Guddoomiyaha cusub ee Kismaayo oo loo sameeyay xaflad soo dhaweyn ah

0
492

Dhalanyarada magaalada Kismaya ayaa xaflad soo dhawen iyo hambalyo isugu jirta u sameeyay gudomiyaha cusub ee degmada Kismayo mudane Cumar Cabdulahi Maxamad Faraweyne.