DHAGEYSO:Qoysaskii guriyaha looga dumiyay Voi oo dowladda codsi u diray

0
232

Waxay cabasho ka soo yeeraysa qoysas badan oo maalmo ka hor laga dumiyay guriyahooda.
Howlgalkan ayaa laga sameeyay magaalada Voi ee ismaamulka Taita Taveta ee gobolka Xeebta.
Xubnaha qoysaskan ayaa sheegay in aynan weli helin hooy kale sidaasi awgeedna ay doonayaan in dowladdu ay dib u dejin u sameyso.